Codka Dhalinta Soomaaliyeed.

Advertisements

4 Responses to “Codka Dhalinta Soomaaliyeed.”

  1. kauthar Says:

    Assalama alaikum , walal aad iyo aad baad uu mahadsantahay . we somali youth should have to stand up and am going back home .maybe i change anything and you guys plz stand up not only talking it doesnt change anything … somali hanoolato insha Allah sinaan iyo wadaninimo

    • Codka Shacabka Soomaaliyeed Says:

      Walaal adaa mudan Kauthar.
      Waa run inaanaysan hadal wax tareynin oo loo baahan yahay wax qabad. laakiin hadalka ayaa wax qabadka dhaliya, qaabka wax loo qaban karana waxaa ugu horeeya DHALINYARADA oo fahanta inay isu baahan yihiin oo aysan kala maarmin DADKOODA iyo DALKOODANA u istaagaan oo ku sabra imtixaanka adduunyada.
      SXB wax badan oo wanaag ah ayaan qaban karnaa waase inaan aaminno inaan wax qaban karno.
      Mahadsanid
      Abdihakin

  2. Xaajoow Says:

    CabdiXakiim waa ku salaamahayaa. Khudbadaadu waa fiicantahay. Waxa fiicnaanlahayd adigoo shirka xisbigeenii HaNoolaato ka jeediyo. Waan ka xumahay inaad ka baxday xisbigeenii oo aad nimankii aynu colka ahayn ee Muqdisho burburiyay u gasho.

    • Codka Shacabka Soomaaliyeed Says:

      ASC
      SXB waan ku salaamay marka ugu horeysa. Waana ku faraxsanahay inaad dhageysatay qudbadaas. SXB weli Cabdihakiin baan ahay, fikradaheyguna waa kuwa aad aragtay, laakiin howl ayaa loo baahan yahay, oo wax badan ayaa naga dayacan. Annigu waxaan soo dhoweynayaa qof kasta oo dadka iyo dalka wax u qabanaaya welina waxaan u heystaa in Hanoolaato fursad fiican lee dahay haddii ay sida hadda ay tahay si ka fiican ku howl gasho.
      Mahadsanid
      Abdihakin


U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: