Shir Qof lagu Qancinayo Qaran waxba uma tarayo.

Qore: Abdihakin A. Asir

Waxaa in muddo ah soo socday shirar magaalooyin kala duwan lagu qabanayay oo dadka loogu sheekeeyo iney shirarkaasi yihiin kuwii dalka Soomaaliya looga saari lahaa qaabka ay dowladiisu u dhisan tahay oo hadda lagu magacaabo dowlad ku meel gaar ah, iyada oo dadka shirka loo qabanaayo ay yihiin dad aan isku miisaan aheyn, aananna aheyn dad la dhihi karo waxbey ka bedeli karaan qaabka uu dalku maanta yahay. Dheeho inta ka hartay qormadaan →